Surah Ar-Rad Verse 32 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ar-Radوَلَقَدِ ٱسۡتُهۡزِئَ بِرُسُلٖ مِّن قَبۡلِكَ فَأَمۡلَيۡتُ لِلَّذِينَ كَفَرُواْ ثُمَّ أَخَذۡتُهُمۡۖ فَكَيۡفَ كَانَ عِقَابِ
Oo waxaa xaqiiq lagu jeesjeesay Rusul (badan) adiga hortaa ( Nabi Muxammadow), markaas baan siiyey fursad kuwii xaqa diiday, kaddibna waan halaagay. Sidee haddaba mid daran ay u ahayd Ciqaabteydii