Surah Ar-Rad Verse 8 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ar-Radٱللَّهُ يَعۡلَمُ مَا تَحۡمِلُ كُلُّ أُنثَىٰ وَمَا تَغِيضُ ٱلۡأَرۡحَامُ وَمَا تَزۡدَادُۚ وَكُلُّ شَيۡءٍ عِندَهُۥ بِمِقۡدَارٍ
Allaah wuu Og yahay waxay dheddig walbaa uurka ku siddo6, iyo waxaa ilmo galeennadu nusqaamiyaan iyo waxa ay kororsadaan7. Oo waxay wax walbaa Agtiisa leeyihiin qaddar go’an