Surah An-Nahl Verse 2 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nahlيُنَزِّلُ ٱلۡمَلَـٰٓئِكَةَ بِٱلرُّوحِ مِنۡ أَمۡرِهِۦ عَلَىٰ مَن يَشَآءُ مِنۡ عِبَادِهِۦٓ أَنۡ أَنذِرُوٓاْ أَنَّهُۥ لَآ إِلَٰهَ إِلَّآ أَنَا۠ فَٱتَّقُونِ
Wuxuu la soo diraa malaa’igta Waxyi Amarkiisa ah (oo uu ku soo dejiyo) cidduu doono oo addoomahiisa ka mid ah (Isagoo leh):Bixi digniinta inuusan jirin ilaah (xaq lagu caabudo) aan ahayn Aniga (Allaah) ee dhowra xilka aan idin saaray