Surah An-Nahl Verse 36 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nahlوَلَقَدۡ بَعَثۡنَا فِي كُلِّ أُمَّةٖ رَّسُولًا أَنِ ٱعۡبُدُواْ ٱللَّهَ وَٱجۡتَنِبُواْ ٱلطَّـٰغُوتَۖ فَمِنۡهُم مَّنۡ هَدَى ٱللَّهُ وَمِنۡهُم مَّنۡ حَقَّتۡ عَلَيۡهِ ٱلضَّلَٰلَةُۚ فَسِيرُواْ فِي ٱلۡأَرۡضِ فَٱنظُرُواْ كَيۡفَ كَانَ عَٰقِبَةُ ٱلۡمُكَذِّبِينَ
Oo dhab ahaan Waxaan ka soo bixinnay ummad walba Rasuul (leh): Caabuda Allaah, oo ka dheeraada Shaydaanka. Markaa baa waxaa ka mid noqday qaar Allaah hanuuniyey, oo waxaa ka mid noqday qaar habowga ku waajibay. Ee socda dhulka markaa fiiriya sida ay aheyd cidhibta beeniyayaasha