Surah An-Nahl Verse 62 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nahlوَيَجۡعَلُونَ لِلَّهِ مَا يَكۡرَهُونَۚ وَتَصِفُ أَلۡسِنَتُهُمُ ٱلۡكَذِبَ أَنَّ لَهُمُ ٱلۡحُسۡنَىٰۚ لَا جَرَمَ أَنَّ لَهُمُ ٱلنَّارَ وَأَنَّهُم مُّفۡرَطُونَ
Oo waxay u yeelaan Allaah waxa ay (iyaguba) nacaan, oo carrabyadoodu waxay sheegaan beenta ah inay mudan doonaan midda wanaagsan; waxaa sugan inay leeyihiin Naarta, oo loo hormarin doono