Surah An-Nahl Verse 67 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nahlوَمِن ثَمَرَٰتِ ٱلنَّخِيلِ وَٱلۡأَعۡنَٰبِ تَتَّخِذُونَ مِنۡهُ سَكَرٗا وَرِزۡقًا حَسَنًاۚ إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَأٓيَةٗ لِّقَوۡمٖ يَعۡقِلُونَ
Iyo wax ka mid ah midhaha geedaha timirta iyo canabyada oo aad ka samaysataan cabbitaan culus16 iyo risiq wanaagsan. hubaal arrinkani waxaa ugu sugan xaqiiq calaamo qolo fekerta