Surah An-Nahl Verse 72 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nahlوَٱللَّهُ جَعَلَ لَكُم مِّنۡ أَنفُسِكُمۡ أَزۡوَٰجٗا وَجَعَلَ لَكُم مِّنۡ أَزۡوَٰجِكُم بَنِينَ وَحَفَدَةٗ وَرَزَقَكُم مِّنَ ٱلطَّيِّبَٰتِۚ أَفَبِٱلۡبَٰطِلِ يُؤۡمِنُونَ وَبِنِعۡمَتِ ٱللَّهِ هُمۡ يَكۡفُرُونَ
Oo Allaah wuxuu idiinka yeelay nafahiinna afooyin idinla nooc ah, oo wuxuu idinka siiyey afooyinkiinna ubad iyo ilmo ilmahood, oo wuxuu ku galladeysatay korkiinna wax ka mid ah waxyaalaha wanaagsan. Ee ma haddaba baadil baa waxay ay rumeyansan yihiin, halka ay tahay Nicmadda Ilaahay waxa ay ku gaaloobaan