Surah An-Nahl Verse 86 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nahlوَإِذَا رَءَا ٱلَّذِينَ أَشۡرَكُواْ شُرَكَآءَهُمۡ قَالُواْ رَبَّنَا هَـٰٓؤُلَآءِ شُرَكَآؤُنَا ٱلَّذِينَ كُنَّا نَدۡعُواْ مِن دُونِكَۖ فَأَلۡقَوۡاْ إِلَيۡهِمُ ٱلۡقَوۡلَ إِنَّكُمۡ لَكَٰذِبُونَ
Oo marka ay kuwa u shariig yeela (kuwo kale Allaah)20 arkaan kuwa ay ka dhigteen shurakada Ilaahay waxay odhan doonaan: Rabbiyow! Kuwaanu waa kuwa aan ka dhigannay shurakada ilaahay ee aan baryi jirnay adiga Sokadaa21. Waxayse dib ugu celin doonaan hadalka (iyagoo leh): Waxaad tihiin beenaalayaal