Surah An-Nahl Verse 89 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nahlوَيَوۡمَ نَبۡعَثُ فِي كُلِّ أُمَّةٖ شَهِيدًا عَلَيۡهِم مِّنۡ أَنفُسِهِمۡۖ وَجِئۡنَا بِكَ شَهِيدًا عَلَىٰ هَـٰٓؤُلَآءِۚ وَنَزَّلۡنَا عَلَيۡكَ ٱلۡكِتَٰبَ تِبۡيَٰنٗا لِّكُلِّ شَيۡءٖ وَهُدٗى وَرَحۡمَةٗ وَبُشۡرَىٰ لِلۡمُسۡلِمِينَ
Oo Maalinta aan ka soo saari doonno ummad walba markhaati ku marag fura oo iyaga ka mid ah, oo aan kuu keenno adiga inaad ka ahaato markhaati kuwan - oo Waxaan kugu soo dejinnay Kitaabka u faahfaahinaya wax walba si cad , iyo inuu u ahaado Hanuun iyo Naxariis iyo war san oo farxad leh kuwaa hoggaansama