Surah An-Nahl Verse 97 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nahlمَنۡ عَمِلَ صَٰلِحٗا مِّن ذَكَرٍ أَوۡ أُنثَىٰ وَهُوَ مُؤۡمِنٞ فَلَنُحۡيِيَنَّهُۥ حَيَوٰةٗ طَيِّبَةٗۖ وَلَنَجۡزِيَنَّهُمۡ أَجۡرَهُم بِأَحۡسَنِ مَا كَانُواْ يَعۡمَلُونَ
Mid kastoo sama fala lab ama dheddig isagoo mu’min ah waxaan hubaal ka yeeli doonnaa inuu xaqiiq noolaado nolol fiican oo farxad leh, oo waxaanu hubaal siin doonnaa xaqiiq abaalgudkooda u qalma waxa ugu wanaagsan ay faleen