Surah Al-Kahf Verse 109 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Kahfقُل لَّوۡ كَانَ ٱلۡبَحۡرُ مِدَادٗا لِّكَلِمَٰتِ رَبِّي لَنَفِدَ ٱلۡبَحۡرُ قَبۡلَ أَن تَنفَدَ كَلِمَٰتُ رَبِّي وَلَوۡ جِئۡنَا بِمِثۡلِهِۦ مَدَدٗا
Dheh: Haddii ay baddu ahaan laheyd khad loogu tala galay (qoridda) Kelmedaha Rabbigay28, Hubaal, baddu waa dhammaan lahayd inta aysan dhammaan Kelmedaha Rabbigay, xataa haddii aan keenno (bad kale) oo la mid ah oo taakulo u ahaato