Surah Al-Kahf Verse 56 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Kahfوَمَا نُرۡسِلُ ٱلۡمُرۡسَلِينَ إِلَّا مُبَشِّرِينَ وَمُنذِرِينَۚ وَيُجَٰدِلُ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ بِٱلۡبَٰطِلِ لِيُدۡحِضُواْ بِهِ ٱلۡحَقَّۖ وَٱتَّخَذُوٓاْ ءَايَٰتِي وَمَآ أُنذِرُواْ هُزُوٗا
Oo uma soo dirno Rususha waxaan ahayn inay ahaadaan bishaareeyayaal iyo digayaal, oo kuwa Xaqa diida waxay ku doodaan baadil si ay ugu buriyaan Xaqa. Oo waxay ka dhigtaan Aayadahayga iyo waxa looga digo dheel dheel