Surah Al-Kahf Verse 94 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Kahfقَالُواْ يَٰذَا ٱلۡقَرۡنَيۡنِ إِنَّ يَأۡجُوجَ وَمَأۡجُوجَ مُفۡسِدُونَ فِي ٱلۡأَرۡضِ فَهَلۡ نَجۡعَلُ لَكَ خَرۡجًا عَلَىٰٓ أَن تَجۡعَلَ بَيۡنَنَا وَبَيۡنَهُمۡ سَدّٗا
Waxay yidhaahdeen: Dul Qarnaynow! Hubaal23 waxay Yuug iyo yamaayuug ku falaan fasahaad arlada. Ee ma kuu yeellaa gunno waxaase shardi ah inaad yeesho dhexdeenna innaga iyo iyaga moos-xir