Surah Taha Verse 10 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Tahaإِذۡ رَءَا نَارٗا فَقَالَ لِأَهۡلِهِ ٱمۡكُثُوٓاْ إِنِّيٓ ءَانَسۡتُ نَارٗا لَّعَلِّيٓ ءَاتِيكُم مِّنۡهَا بِقَبَسٍ أَوۡ أَجِدُ عَلَى ٱلنَّارِ هُدٗى
Markii uu arkay dab, markaasuu wuxuu ku yidhi reerkiisii: “Jooga halkan! Waxaan hubaal arkaa dab. Waa intaasoo aan idiinka keeno dhimbil aad kulaalsataan, ama aan ka helo dabka wax i tilmaama