Surah Taha Verse 108 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Tahaيَوۡمَئِذٖ يَتَّبِعُونَ ٱلدَّاعِيَ لَا عِوَجَ لَهُۥۖ وَخَشَعَتِ ٱلۡأَصۡوَاتُ لِلرَّحۡمَٰنِ فَلَا تَسۡمَعُ إِلَّا هَمۡسٗا
Maalintaas waxay iyagu (qof walbaa) raaci doonaa (dhawaaqa) dhawaaqaha isagoo aan leexleexasho lahayn. Oo codadka oo dhan waxay ahaan doonaan kuwo kushuucsan Raxmaanka (Allaah) horti, marka ma maqli doontid waxaan aheyn shanqarta socodka (lugahooda)