Surah Taha Verse 113 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Tahaوَكَذَٰلِكَ أَنزَلۡنَٰهُ قُرۡءَانًا عَرَبِيّٗا وَصَرَّفۡنَا فِيهِ مِنَ ٱلۡوَعِيدِ لَعَلَّهُمۡ يَتَّقُونَ أَوۡ يُحۡدِثُ لَهُمۡ ذِكۡرٗا
Oo sidaas baan ugu soo dejinnay Qur’aan af Carabi ah, oo ugu celcelinnay si cad digniiniha, bal inay iska jiraan oo ka dhowrsadaan (xumaha), ama uu ku dhaliyo waantow (ama u noqdo wax lagu xusuusto)