Surah Taha Verse 121 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Tahaفَأَكَلَا مِنۡهَا فَبَدَتۡ لَهُمَا سَوۡءَٰتُهُمَا وَطَفِقَا يَخۡصِفَانِ عَلَيۡهِمَا مِن وَرَقِ ٱلۡجَنَّةِۚ وَعَصَىٰٓ ءَادَمُ رَبَّهُۥ فَغَوَىٰ
Markaasay iyagu (Aadam iyo xaaskiisa) wax ka cuneen, markaas ayey cawradoodii u muuqatay, oo waxay billaabeen inay ku nab nabaan korkooda caleemihii Jannada. Oo Aadam wuxuu ku caasiyey Rabbigi, oo gef galay