Surah Taha Verse 123 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Tahaقَالَ ٱهۡبِطَا مِنۡهَا جَمِيعَۢاۖ بَعۡضُكُمۡ لِبَعۡضٍ عَدُوّٞۖ فَإِمَّا يَأۡتِيَنَّكُم مِّنِّي هُدٗى فَمَنِ ٱتَّبَعَ هُدَايَ فَلَا يَضِلُّ وَلَا يَشۡقَىٰ
(Allaah) wuxuu yidhi: Ka dega (Jannadan) dhammaantiin, (firkiinna) waa u cadow qaarba qaarka kale. Oo haddii uu idiinka yimaado Xaggayga hanuun, markaa mid kastoo raaca hanuunkayga ma ku lumi doono (adduunkan), mana ku dar xumaan doono (Aakhirada)