Surah Taha Verse 134 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Tahaوَلَوۡ أَنَّآ أَهۡلَكۡنَٰهُم بِعَذَابٖ مِّن قَبۡلِهِۦ لَقَالُواْ رَبَّنَا لَوۡلَآ أَرۡسَلۡتَ إِلَيۡنَا رَسُولٗا فَنَتَّبِعَ ءَايَٰتِكَ مِن قَبۡلِ أَن نَّذِلَّ وَنَخۡزَىٰ
Oo haddii aan ku halaagi laheyn cadaab isaga ka hor26, waxay hubaal odhan lahaayeen: Rabbiyow! Maxaad noogu soo diri weydey Rasuul si aan u raacno Aayadahaaga, ka hor inta aanaan ahaan kuwa dulloobay oo dufoobay