Surah Taha Verse 47 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Tahaفَأۡتِيَاهُ فَقُولَآ إِنَّا رَسُولَا رَبِّكَ فَأَرۡسِلۡ مَعَنَا بَنِيٓ إِسۡرَـٰٓءِيلَ وَلَا تُعَذِّبۡهُمۡۖ قَدۡ جِئۡنَٰكَ بِـَٔايَةٖ مِّن رَّبِّكَۖ وَٱلسَّلَٰمُ عَلَىٰ مَنِ ٱتَّبَعَ ٱلۡهُدَىٰٓ
Ee u taga labadiinnuba isaga (Fircoon) oo dhahaya: hubaal waxaanu nahay Rususha Rabbigaa, ee nagu dar ilmaha Israa'iil oo ha dhibin, waxaan kuu keennay calaamad xagga Rabbigaa ah. Oo Nabad korkiisa ha ahaato8 kan raaca hunuunka