Surah Taha Verse 53 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Tahaٱلَّذِي جَعَلَ لَكُمُ ٱلۡأَرۡضَ مَهۡدٗا وَسَلَكَ لَكُمۡ فِيهَا سُبُلٗا وَأَنزَلَ مِنَ ٱلسَّمَآءِ مَآءٗ فَأَخۡرَجۡنَا بِهِۦٓ أَزۡوَٰجٗا مِّن نَّبَاتٖ شَتَّىٰ
Waa (Isaga) Kan idiinka dhigay dhulka gogol (fidsan); oo idiinka furay waddooyin dhexdeeda, oo ka soo shubay biyo xagga daruurta, markaas baan ku soo saarnay dhir noocyo kala duwan ah