Surah Taha Verse 58 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Tahaفَلَنَأۡتِيَنَّكَ بِسِحۡرٖ مِّثۡلِهِۦ فَٱجۡعَلۡ بَيۡنَنَا وَبَيۡنَكَ مَوۡعِدٗا لَّا نُخۡلِفُهُۥ نَحۡنُ وَلَآ أَنتَ مَكَانٗا سُوٗى
Haddaba Waxaan innaguna hubaal kuula iman doonnaa sixir la mid ah; ee noo qabo ballan aan ku kulanno annaga iyo adiguba, oo aanaan ka dib dhici doonin annagu iyo adiguba midna oo meel fagaare ah