Surah Taha Verse 61 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Tahaقَالَ لَهُم مُّوسَىٰ وَيۡلَكُمۡ لَا تَفۡتَرُواْ عَلَى ٱللَّهِ كَذِبٗا فَيُسۡحِتَكُم بِعَذَابٖۖ وَقَدۡ خَابَ مَنِ ٱفۡتَرَىٰ
Muuse wuxuu ku yidhi (sixiroolayaashii uu keenay Fircoon): Magaciin bi'i waaye! Ha ka been sheegina Ilaahay si uusan idiinku dabar goyn cadaab. Oo kii la yimaadaa (been) xaqiiq waa mid hoogay oo halaagsamay.”