Surah Taha Verse 63 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Tahaقَالُوٓاْ إِنۡ هَٰذَٰنِ لَسَٰحِرَٰنِ يُرِيدَانِ أَن يُخۡرِجَاكُم مِّنۡ أَرۡضِكُم بِسِحۡرِهِمَا وَيَذۡهَبَا بِطَرِيقَتِكُمُ ٱلۡمُثۡلَىٰ
“Waxay yidhaahdeen: Kuwani hubaal waa labo saaxir oo doonaya inay idiinkaga saaraan dhulkiinna sixirkooda, oo ay bi'iyaan dariiqadiinna fiican (diintiinna ama dhaqanka iyo caadadiinna)