Surah Taha Verse 69 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Tahaوَأَلۡقِ مَا فِي يَمِينِكَ تَلۡقَفۡ مَا صَنَعُوٓاْۖ إِنَّمَا صَنَعُواْ كَيۡدُ سَٰحِرٖۖ وَلَا يُفۡلِحُ ٱلسَّاحِرُ حَيۡثُ أَتَىٰ
Oo tuur waxa ku jira gacantaaada midig! Waxay liqliqi waxa ay sameeyeen, waxa ay sameeyeen wax kale ma aha ee waa oo keliya xeelad saaxir,saaxirna mar- naba ma liibaano, meel uu ka yimaadaba