Surah Taha Verse 73 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Tahaإِنَّآ ءَامَنَّا بِرَبِّنَا لِيَغۡفِرَ لَنَا خَطَٰيَٰنَا وَمَآ أَكۡرَهۡتَنَا عَلَيۡهِ مِنَ ٱلسِّحۡرِۗ وَٱللَّهُ خَيۡرٞ وَأَبۡقَىٰٓ
Hubaal annagu waxaan rumeynay Rabbigayo si uu noogu dhaafo gefefkayaga iyo waxa aad nagu khasabtay ee sixir ah. oo Allaah baa khayr badan (abaal marin ahaan), oo daa’in sanaan badan12 (cadaab ahaan)