Surah Taha Verse 77 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Tahaوَلَقَدۡ أَوۡحَيۡنَآ إِلَىٰ مُوسَىٰٓ أَنۡ أَسۡرِ بِعِبَادِي فَٱضۡرِبۡ لَهُمۡ طَرِيقٗا فِي ٱلۡبَحۡرِ يَبَسٗا لَّا تَخَٰفُ دَرَكٗا وَلَا تَخۡشَىٰ
Oo Waxaan dhab ahaan u waxyoonnay Muuse (Annagoo ku leh):” Guura ku bax habeenkii iyagoo ay ku wehliyaan addoomahayga oo uga jeex waddo badda dhexdeeda qallalan14, adigoo aan ka cabsan doonin inuu ku qabto oo ku soo gaaro (Fircoon) oo aan ka cabsan doonin (inaad ku qaraqanto badda)