Surah Taha Verse 86 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Tahaفَرَجَعَ مُوسَىٰٓ إِلَىٰ قَوۡمِهِۦ غَضۡبَٰنَ أَسِفٗاۚ قَالَ يَٰقَوۡمِ أَلَمۡ يَعِدۡكُمۡ رَبُّكُمۡ وَعۡدًا حَسَنًاۚ أَفَطَالَ عَلَيۡكُمُ ٱلۡعَهۡدُ أَمۡ أَرَدتُّمۡ أَن يَحِلَّ عَلَيۡكُمۡ غَضَبٞ مِّن رَّبِّكُمۡ فَأَخۡلَفۡتُم مَّوۡعِدِي
Markaas Muuse buu u noqday qolodiisii isagoo cadheysan oo calool xun, Wuxuu yidhi: “Dadkaygiyow! Ma wuusan Rabbigiin idiin qaadin ballan qaad wanaagsan16? Ee ma waxaa idinku dheeraaday muddadii? Mise waxaad dooneyseen inay idiinka dhacdo Cadho xagga Rabbigiin ah, oo aad markaas ka baxdeen ballankii (wax maqlidda) aad ila gasheen?”