Surah Taha Verse 90 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Tahaوَلَقَدۡ قَالَ لَهُمۡ هَٰرُونُ مِن قَبۡلُ يَٰقَوۡمِ إِنَّمَا فُتِنتُم بِهِۦۖ وَإِنَّ رَبَّكُمُ ٱلرَّحۡمَٰنُ فَٱتَّبِعُونِي وَأَطِيعُوٓاْ أَمۡرِي
Oo Haaruun wuxuu ku yidhi ka hor (intaanu soo laaban Muuse): “Dadkaygiyow! Waxaad tihiin kuwo uun lagu imtixaanay arrintani, oo hubaal, Rabbigiin waa (Allaah) Raxmaanka (Naxariistaha), ee i soo raaca oo adeeca amarkayga.”