Surah Taha Verse 96 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Tahaقَالَ بَصُرۡتُ بِمَا لَمۡ يَبۡصُرُواْ بِهِۦ فَقَبَضۡتُ قَبۡضَةٗ مِّنۡ أَثَرِ ٱلرَّسُولِ فَنَبَذۡتُهَا وَكَذَٰلِكَ سَوَّلَتۡ لِي نَفۡسِي
Wuxuu yidhi: “Waxaan arkay wax aysan arag. Markaas waxaan ka soo qaaatay sacab muggi (oo ciid ah) raadkii Rasuulka18 (Faraskii jabriil) oo ku tuuray (dabkii lagu riday qalabkii ay isku qurxin jireen si aan uga sameeyo sawir dibi). Sidaas bay ii qurxisay nafteydu