Surah Al-Hajj Verse 25 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hajjإِنَّ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ وَيَصُدُّونَ عَن سَبِيلِ ٱللَّهِ وَٱلۡمَسۡجِدِ ٱلۡحَرَامِ ٱلَّذِي جَعَلۡنَٰهُ لِلنَّاسِ سَوَآءً ٱلۡعَٰكِفُ فِيهِ وَٱلۡبَادِۚ وَمَن يُرِدۡ فِيهِ بِإِلۡحَادِۭ بِظُلۡمٖ نُّذِقۡهُ مِنۡ عَذَابٍ أَلِيمٖ
Hubaal (xagga) kuwa rumeysan diida (Xaqa);oo ka hor istaaga (dadka) Jidka Ilaahay iyo Masjidka Xaramka oo aan ka dhignay (wax u furan) oo ay u siman yihiin dadka oo dhan, kan deggan dhexdeeda5 iyo soo booqdahaba. Oo mid kastoo u liicda xume fal uu ka sameeyo dhexdeeda xaq darro, Waxaan dhadhansiin doonaa cadaab aad u xanuun badan