Surah Al-Hajj Verse 26 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hajjوَإِذۡ بَوَّأۡنَا لِإِبۡرَٰهِيمَ مَكَانَ ٱلۡبَيۡتِ أَن لَّا تُشۡرِكۡ بِي شَيۡـٔٗا وَطَهِّرۡ بَيۡتِيَ لِلطَّآئِفِينَ وَٱلۡقَآئِمِينَ وَٱلرُّكَّعِ ٱلسُّجُودِ
Oo waa tii aan u cayinnay Ibraahiim halka Beydka caaggan, (Annagoo leh): “Ha ii shariig yeelin waxba, oo u daahiri Baydkayga kuwa sameeya dawaafka, oo u istaaga inay tukadaan, iyo kuwa rukuuca ee sujuuda.”