Surah Al-Hajj Verse 31 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hajjحُنَفَآءَ لِلَّهِ غَيۡرَ مُشۡرِكِينَ بِهِۦۚ وَمَن يُشۡرِكۡ بِٱللَّهِ فَكَأَنَّمَا خَرَّ مِنَ ٱلسَّمَآءِ فَتَخۡطَفُهُ ٱلطَّيۡرُ أَوۡ تَهۡوِي بِهِ ٱلرِّيحُ فِي مَكَانٖ سَحِيقٖ
Idinkoo u toosan Allaah, oo aan la wadaajin cidna cibaadada, oo mid kastoo u shariig-yeela cid kale Allaah, wuxuu ka dhigan yahay sida mid ka soo dhacay samada oo ay kala dafayaan shimbiruhu, ama sida mid ay ku tuurayso dabayshu meel aad u gun dheer oo fog