Surah Al-Hajj Verse 34 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hajjوَلِكُلِّ أُمَّةٖ جَعَلۡنَا مَنسَكٗا لِّيَذۡكُرُواْ ٱسۡمَ ٱللَّهِ عَلَىٰ مَا رَزَقَهُم مِّنۢ بَهِيمَةِ ٱلۡأَنۡعَٰمِۗ فَإِلَٰهُكُمۡ إِلَٰهٞ وَٰحِدٞ فَلَهُۥٓ أَسۡلِمُواْۗ وَبَشِّرِ ٱلۡمُخۡبِتِينَ
Oo ummad walba waxaan u yeellay cibaado13 (ciid), si ay ugu xusaan Magaca Ilaahay waxa uu siiyey ee xoolaha nicmooleyda ah, ee Ilaahiinnu waa Ilaah Keliya ee u hoggaansama oo u bishaaree kal samayaasha