Surah Al-Hajj Verse 35 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hajjٱلَّذِينَ إِذَا ذُكِرَ ٱللَّهُ وَجِلَتۡ قُلُوبُهُمۡ وَٱلصَّـٰبِرِينَ عَلَىٰ مَآ أَصَابَهُمۡ وَٱلۡمُقِيمِي ٱلصَّلَوٰةِ وَمِمَّا رَزَقۡنَٰهُمۡ يُنفِقُونَ
Kuwa marka la xuso Allaah ay cabsi ka buuxsanto quluubtoodu, iyo kuwaa u samir yeesha wixii ku dhaca (oo musiiba ah) iyo kuwaa u ooga si wanaagsan salaadda, oo wax (fiican) ka bixiya wax ka mid ah waxa aan siinnay