Surah Al-Hajj Verse 46 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hajjأَفَلَمۡ يَسِيرُواْ فِي ٱلۡأَرۡضِ فَتَكُونَ لَهُمۡ قُلُوبٞ يَعۡقِلُونَ بِهَآ أَوۡ ءَاذَانٞ يَسۡمَعُونَ بِهَاۖ فَإِنَّهَا لَا تَعۡمَى ٱلۡأَبۡصَٰرُ وَلَٰكِن تَعۡمَى ٱلۡقُلُوبُ ٱلَّتِي فِي ٱلصُّدُورِ
Oo miyaanay ku maran dhulka socdaal, si ay u yeeshaan qalbiyo ay wax ku gartaan iyo dhego ay wax ku maqlaan? Oo hubaal, Ma aha indha beel isha oo arag beesha, ee indha beel waa arag beelka quluubta ku jira laabaha