Surah Al-Hajj Verse 47 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hajjوَيَسۡتَعۡجِلُونَكَ بِٱلۡعَذَابِ وَلَن يُخۡلِفَ ٱللَّهُ وَعۡدَهُۥۚ وَإِنَّ يَوۡمًا عِندَ رَبِّكَ كَأَلۡفِ سَنَةٖ مِّمَّا تَعُدُّونَ
Oo waxay kaa dalbaan inaad u soo dedejiso cadaabta. Oo Allaah marnaba kama baxo Ballankiisa. Oo hubaal, maalin Rabbigaa agtiis ah waxay la mid tahay kun sano waxa aad idinku tirsataan