Surah An-Noor Verse 22 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Noorوَلَا يَأۡتَلِ أُوْلُواْ ٱلۡفَضۡلِ مِنكُمۡ وَٱلسَّعَةِ أَن يُؤۡتُوٓاْ أُوْلِي ٱلۡقُرۡبَىٰ وَٱلۡمَسَٰكِينَ وَٱلۡمُهَٰجِرِينَ فِي سَبِيلِ ٱللَّهِۖ وَلۡيَعۡفُواْ وَلۡيَصۡفَحُوٓاْۗ أَلَا تُحِبُّونَ أَن يَغۡفِرَ ٱللَّهُ لَكُمۡۚ وَٱللَّهُ غَفُورٞ رَّحِيمٌ
Oo yeysan kuwaa idinka mid ah ee leh deeqda iyo maalka ka dhaaran inay siiyaan (kaalmo) qaraabadooda, masaakiinta, iyo kuwa uga soo haajiray guryahooda Allaah Dartiis. Oo waa inay iska cafiyaan oo isaga jeesadaan. Miyeydaan jecleyn in Allaah idiin dambi Dhaafo11? Oo Allaah waa Dambi Dhaaf Badane, aad u Naxariis Badan