Surah An-Noor Verse 23 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Noorإِنَّ ٱلَّذِينَ يَرۡمُونَ ٱلۡمُحۡصَنَٰتِ ٱلۡغَٰفِلَٰتِ ٱلۡمُؤۡمِنَٰتِ لُعِنُواْ فِي ٱلدُّنۡيَا وَٱلۡأٓخِرَةِ وَلَهُمۡ عَذَابٌ عَظِيمٞ
Hubaal kuwa ku eedeeya (zino) dumarka dhawrsoon mu’minadaha ah, ee iyagu moog oo ka war la’ (xumo oo dhan)12, waa lagu nacladay adduunka iyo aakhiradaba, oo waxay mudan doonaan cadaab aad u murugo weyn