Surah An-Noor Verse 28 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Noorفَإِن لَّمۡ تَجِدُواْ فِيهَآ أَحَدٗا فَلَا تَدۡخُلُوهَا حَتَّىٰ يُؤۡذَنَ لَكُمۡۖ وَإِن قِيلَ لَكُمُ ٱرۡجِعُواْ فَٱرۡجِعُواْۖ هُوَ أَزۡكَىٰ لَكُمۡۚ وَٱللَّهُ بِمَا تَعۡمَلُونَ عَلِيمٞ
Haddiise aydaan ka helin cidna gudahooda, markaa ha gelina jeer la idin siiyo idan. Oo haddii la idin yidhaahdo noqda15, markaa noqda; sidan baa idiin daahirsan, Oo Allaah waa Ogsoon yahay waxa aad fashaan