Surah An-Noor Verse 29 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Noorلَّيۡسَ عَلَيۡكُمۡ جُنَاحٌ أَن تَدۡخُلُواْ بُيُوتًا غَيۡرَ مَسۡكُونَةٖ فِيهَا مَتَٰعٞ لَّكُمۡۚ وَٱللَّهُ يَعۡلَمُ مَا تُبۡدُونَ وَمَا تَكۡتُمُونَ
Ma aha dambi korkiinna inaad gashaan (idan la’aan) guryo aan la degganayn ay gudahooda idiin yaalaan16 alaabadiinna. Oo Allaah wuu Ogsoon yahay waxa aad si cad u fashaan iyo waxa aad qarisaanba