Surah An-Noor Verse 39 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Noorوَٱلَّذِينَ كَفَرُوٓاْ أَعۡمَٰلُهُمۡ كَسَرَابِۭ بِقِيعَةٖ يَحۡسَبُهُ ٱلظَّمۡـَٔانُ مَآءً حَتَّىٰٓ إِذَا جَآءَهُۥ لَمۡ يَجِدۡهُ شَيۡـٔٗا وَوَجَدَ ٱللَّهَ عِندَهُۥ فَوَفَّىٰهُ حِسَابَهُۥۗ وَٱللَّهُ سَرِيعُ ٱلۡحِسَابِ
Oo (ma xagga) kuwa (Xaqa) rumeysan diida acmaashoodu waa sida dhalanteed ka muuqda bannaan dhul siman, oo uu kan oommani moodo biyo, jeer marka uu u yimaado waxba aanu ka helin29, oo uu se halkaas ka helo Allaah oo abaal marsha una oofiya si dhan xisaabtiisa, oo Allaah waa uu ku Dhaqsi Badan yahay xisaab qaadista