Surah An-Noor Verse 40 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Noorأَوۡ كَظُلُمَٰتٖ فِي بَحۡرٖ لُّجِّيّٖ يَغۡشَىٰهُ مَوۡجٞ مِّن فَوۡقِهِۦ مَوۡجٞ مِّن فَوۡقِهِۦ سَحَابٞۚ ظُلُمَٰتُۢ بَعۡضُهَا فَوۡقَ بَعۡضٍ إِذَآ أَخۡرَجَ يَدَهُۥ لَمۡ يَكَدۡ يَرَىٰهَاۗ وَمَن لَّمۡ يَجۡعَلِ ٱللَّهُ لَهُۥ نُورٗا فَمَا لَهُۥ مِن نُّورٍ
Ama (waa) sida mugdiyo daran bad weyn salkeed ah, oo hir uu sii daboolo uu korkiisuna hir kale sii yahay, oo ay daruuro sii kor joogaan, (dabaqyo) mugdiyo daran ah midba mid kale kor saaran yahay, marka uu soo saaro gacantiisa uu ku sigan inuu arki waayo! Oo mid kastoo aanu Allaah u yeelin Nuur, ma uu laha Nuur