Surah An-Noor Verse 41 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Noorأَلَمۡ تَرَ أَنَّ ٱللَّهَ يُسَبِّحُ لَهُۥ مَن فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِ وَٱلطَّيۡرُ صَـٰٓفَّـٰتٖۖ كُلّٞ قَدۡ عَلِمَ صَلَاتَهُۥ وَتَسۡبِيحَهُۥۗ وَٱللَّهُ عَلِيمُۢ بِمَا يَفۡعَلُونَ
Miyaanad arag in Allaah ay xurmo weyneeyaan oo hufaan waxa ku sugan samooyinka iyo arlada iyo shimbiraha fidiya garbahooda (marka ay duullimaadka yihiin)? Wuu Og yahay salaadda mid walba iyo tasbiixdiisa, oo Allaah waa Og yahay waxa ay falaan