Surah An-Noor Verse 53 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Noor۞وَأَقۡسَمُواْ بِٱللَّهِ جَهۡدَ أَيۡمَٰنِهِمۡ لَئِنۡ أَمَرۡتَهُمۡ لَيَخۡرُجُنَّۖ قُل لَّا تُقۡسِمُواْۖ طَاعَةٞ مَّعۡرُوفَةٌۚ إِنَّ ٱللَّهَ خَبِيرُۢ بِمَا تَعۡمَلُونَ
Oo waxay ku dhaartaan Allaah kan ugu adag dhaarahaooda, in haddii aad amarto ay xaqiiq (u) baxayaan (jihaad). Dheh waxba ha dhaarannina: hoggaansamid fiican (baa la dooni)30, oo Allaah waa u Xog Ogaal waxa aad fashaan,”