Surah An-Noor Verse 54 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Noorقُلۡ أَطِيعُواْ ٱللَّهَ وَأَطِيعُواْ ٱلرَّسُولَۖ فَإِن تَوَلَّوۡاْ فَإِنَّمَا عَلَيۡهِ مَا حُمِّلَ وَعَلَيۡكُم مَّا حُمِّلۡتُمۡۖ وَإِن تُطِيعُوهُ تَهۡتَدُواْۚ وَمَا عَلَى ٱلرَّسُولِ إِلَّا ٱلۡبَلَٰغُ ٱلۡمُبِينُ
Dheh: “Adeeca Allaah oo adeeca Rasuulka, haddiise aad jeesataan, waxaa isaga saaran oo keliya xilka la saaray. idinkana waxaa idin saaran wixii la idin saaray. Oo haddii aad adeecdaan, waad hanuunsan tihiin. Oo waxba ma saarna Rasuulkayaga aan ahayn Gaarsiin Cad