Surah An-Noor Verse 59 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Noorوَإِذَا بَلَغَ ٱلۡأَطۡفَٰلُ مِنكُمُ ٱلۡحُلُمَ فَلۡيَسۡتَـٔۡذِنُواْ كَمَا ٱسۡتَـٔۡذَنَ ٱلَّذِينَ مِن قَبۡلِهِمۡۚ كَذَٰلِكَ يُبَيِّنُ ٱللَّهُ لَكُمۡ ءَايَٰتِهِۦۗ وَٱللَّهُ عَلِيمٌ حَكِيمٞ
Oo marka carruurtiinna dhexdiinna ah ay qaan gaaraan, ha idin weydiistaan idan, sida kuwii ka horreeyeyba (oo ka weynaa da’ ahaan ay idan u qaateen33). Sidaas buu Allaah idiinku caddeeyaa Aayadihiisa, oo Allaah waa wax kasta Oge, Xakiim ah