Surah An-Noor Verse 60 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Noorوَٱلۡقَوَٰعِدُ مِنَ ٱلنِّسَآءِ ٱلَّـٰتِي لَا يَرۡجُونَ نِكَاحٗا فَلَيۡسَ عَلَيۡهِنَّ جُنَاحٌ أَن يَضَعۡنَ ثِيَابَهُنَّ غَيۡرَ مُتَبَرِّجَٰتِۭ بِزِينَةٖۖ وَأَن يَسۡتَعۡفِفۡنَ خَيۡرٞ لَّهُنَّۗ وَٱللَّهُ سَمِيعٌ عَلِيمٞ
Oo (ma xagga) dumarka gaboobay oo aan rajaynin guur, ma saarna dambi haddii ay iska dhigaan maryahooda iyagoo aan muujineyn quruxdooda34. Oo inay isdhowraan baa u khayr badan. Oo Allaah waa wax kasta Maqle, wax kasta Ogsoon