Surah Al-Ankaboot Verse 10 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ankabootوَمِنَ ٱلنَّاسِ مَن يَقُولُ ءَامَنَّا بِٱللَّهِ فَإِذَآ أُوذِيَ فِي ٱللَّهِ جَعَلَ فِتۡنَةَ ٱلنَّاسِ كَعَذَابِ ٱللَّهِۖ وَلَئِن جَآءَ نَصۡرٞ مِّن رَّبِّكَ لَيَقُولُنَّ إِنَّا كُنَّا مَعَكُمۡۚ أَوَلَيۡسَ ٱللَّهُ بِأَعۡلَمَ بِمَا فِي صُدُورِ ٱلۡعَٰلَمِينَ
Oo waxaa ka mid ah dadka kuwo yidhaahda: Waxaanu rumeysannahay Allaah, markiise lagu dhibaateeyo Allaah darti, mooda fidmada dadka sida Cadaabka Ilaahay, oo haddii uu ka yimaaddo gargaar xagga Rabbigaa, waxay (munaafiqiintaa) hubaal odhanayaan: Waxaanu aheyn kuwa idin la jira. Ma wuusan Allaah ahayn kan dhab u Ogsoon waxa ku jira laabaha uumanka