Surah Al-Ankaboot Verse 12 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ankabootوَقَالَ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ لِلَّذِينَ ءَامَنُواْ ٱتَّبِعُواْ سَبِيلَنَا وَلۡنَحۡمِلۡ خَطَٰيَٰكُمۡ وَمَا هُم بِحَٰمِلِينَ مِنۡ خَطَٰيَٰهُم مِّن شَيۡءٍۖ إِنَّهُمۡ لَكَٰذِبُونَ
Oo kuwa rumeysan diida waxay ku yidhaahdaan kuwa (Xaqa) rumeysan: Soo raaca jidkayaga oo waxaan idinka qaadi doonnaa dambiyadiinna3. Oo marnaba ma aha kuwo ka qaadi doona wax ka mid ah dambiyadooda; hubaal waa beenlawyo